Sirdoonada dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo Heshiis gaaray (Sawirro)

Hay’adaha nabadsugida iyo sirdoonka u qaabilsan dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Muqdisho ku gaaray heshiis wada shaqeyn toos ah oo ay yeeshaan iyo sidoo kale is dhaafi dhinaca xogaha sirdoonka Agaasimaha hay’adda NISA Mahad Maxamed Salaad iyo taliye ku xigeenka Sirdoonka Itoobiya General Sisay Tola, oo magaalada Muqdisho ku kulmay ayaa ka wadahadlay arrimo … Continue reading Sirdoonada dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo Heshiis gaaray (Sawirro)